Not a member yet?
Click here to register.
Forgotten your password?
Request a new one
here .
Oh no! Where's the
JavaScript ?
Your Web browser does not have JavaScript enabled or does not support JavaScript. Please
enable JavaScript on your Web browser to properly view this Web site,
or
upgrade to a Web browser that does support JavaScript;
Firefox ,
Safari ,
Opera ,
Chrome or a version of
Internet Explorer newer then version 6.
DHAGAYSO: Faah Faahin dheeraad ah oo aan ka helnay Madaxtooyada “Yaa Noqonaya Ra’isul Wasare goormaase lagu dhawaaqayaa”
Waxaa Wali lasugayaa xiliga uu madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqayo Ra’isul Wasaarihiisa cusub.
Cabdulqaadir Faarax Shirdoon (Saacid) oo ah ganacsade degan Magaaladda Nairobi hase ahaatee kasoo jeeda gobolka Gedo ayaa si weyn loogu saadaalinayaa xilkaas.
Idaacada VOA-da ayaa sheegtay in ay heshay war ah in Mr Saacid Faarax uu noqonayo kan uu soo xushay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Dave