KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
10 Musharax oo la midoobay Musharax Faramaajo “Akhri Magacyada”
Waxaa magaaladda Muqdisho ka soconaysa isbahaysiga ay samaysanayaan qaar badan oo kamid ah musharaxiinta utaagan xilka madaxweynaha Soomaalia.

Shir saacadihii lasoo dhaafay ay ku lahaayeen magaaladda Muqdisho Musharaxiin aad ubadan ayaa waxaa ay kaga hadlayeen sidii ay usamaysan lahaayeen isbahaysi ku aadan doorashada.

Kulanamadaas oo intooda badan ka dhacay xafiiska Musharax Farmaajo ayaa waxaa ka qeyb galay rag badan oo utaagan xilka madaxweynaha.

Qodobada lagu heshiiyay ayaa waxaa kamid ah in codadka loogu shubo musharxii ugu cad caddaada doorashada gaar ahaan ilaa 10-ka xildhibaan e shiray.

Xubnaha heshiiskaas gaaray ayaa waxaa ay kala yihiin:

1-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

2-C/raxmaan Macalin Baadiyow

3- C/llaahi Axmed Caddow



4-Yuusuf Garaad Cumar Axmed

5-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi

6-Maslax Maxamed Siyaad Barre

7-Cismaan Maxamed Gacal

8-Maxamed C/llaahi Oomaar

9-Cumar Salaad Cilmi

10- Bashiir Nuur Xasan Bidaar

Dhamaan Musharaxiintaas waxaa ay ku heshiiyeen in ay ucodeeyaan musharaxa hela codadka ugu badan gaar ahaan Maxamed C/lahi Farmaajo oo siyaasd muutqa ku dhex leh gudaha dalka.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,946,024 unique visits Top