MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Shacabka Soomaaliyeed oo saakay Wadnaha Farta ku haya ‘Allow Yaa Ra’isul Wasaare Noqonaya!”
Goordhow oo maanta ah ayaa lagu wadaa in Madaxweynaha dowlada Soomaaliya uu ku dhawaaqo cida unoqonaysa Ra’isul Wasaare kadib mudo badan oo ay shacabka Soomaaliyeed wada sugayeen.

Dadka ayaa mudooyinkan waxaa ay isla dhexmarayeen magacyo kala duwan oo ah qofka ugu dhow ee xilkaas qabanaya.

Dareenka ugu xoogan ayaa ahaa markii warbixino been abuur ah loo soo sheegay shacabka taas oo ahayd in Ra’isul Wasaare laga dhigay Farmaajo hase ahaatee ay beenowday.

Xiligaas ayaa waxaa Magaalooyin katirsa Soomaaliya ka dhacay banaanbaxyo taageero ah iyadoo sidoo kale laga cabsaday rabshado ka dhaca Muqdisho.


Subax kasta waxaa ay dadka ukalahaan in ay ogaadaan qofka noqonaya Ra’aisul Wasaaraha Soomaaliya, iyadoona maalin kasto la arkayo magac hor leh oo kusii biraya raga jagadaas ugu cad cad.

Madaxtooyada ayaa maanta qancin karta rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ama niyada ka jabin karta.

Waxaase xusid in qofka uu ahaadaba saakay shacabka udhegtaagayaan cida loo dooranayo xilkaas.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,529,446 unique visits Top