MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jawaab cad siiyay Musharaxiinta utaagan Xilka Ra段sul Wasaaraha
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa kulan xasaasi ah xalay Muqdisho kula yeeshay qaar kamid ah xubnaha utaagan xilka Ra段sul Wasaaraha Soomaaliya.

Xubnaha uu la kulmay Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa ku jira kuwa si weyn loogu saadaalinayay in ay qabtaan xilka Ra段sul Wasaaraha Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa usheegay xubnaha uu la kulmay in latashiyo badan oo uu sameeyay kadib uu go誕ansaday qofka uu Ra段sul Wasaare ka dhigayo.

Hadalada uu Madaxweynaha kulanka ka sheegay ayaa waxaa kamid ah 店ilka Ra段sul Wasaaraha waxaan udoortay qof aan kasoo fakaray oo latashiyo badan aan kasoo sameeyay.



轍ofkaas adinka ayuu idinka mid yahay蚤yuu sheegay Xasan Sh Maxamuud oo ay horfadhiyeen ilaa 10 xubnood oo utaagan xilka Ra段sul Wasaaraha.

Ragga uu la kulmay Madaxwyenaha dowlada ayaa waxaa kamid ah Dr Gaas oo hada sii haya xilkaas, Maxamed C/lahi Farmaajo Cali Cabdi Awaare, Saacid Faarax Garaad, Nuuradiin Adam Diiriye.

Madaxweynaha dowlada ayaa lasheegay inuu diyaarsaday qofkii uu umagacaabi lahaa ra段sul Wasaare, hase ahataee uu wado latashiyadii ugu danbeeyay.

Waxaa uu xalay qanciyay inta badan xubnihii utaagnaa xilkaas oo ah kan ugu sraeeya Xukumada cusub ee la filayo.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,535,530 unique visits Top