KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
War Deg Deg ah: Qarax Xooggan oo goordhow ka dhacay Kismaayo
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Kismaayo ayaa sheegaya in Goordhow halkaas uu ka dhacay qarax xoogan.

Qaraxan oo warar kala duwan ay kasoo baxayaan ayaa waxaa lala beegsaday ciidamo katirsan kuwa Amisom gaar ahaan kenya.

Mid kamid ah Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in qaraxa uu si gaar ah uga dhacay Dekada Magaaladda Kismaayo.



Markii qaraxa uu dhacay ayaa waxaa la maqlayay rasaas iyadoona aan la ogayn qasaaraha rasmiga ah ee qaraxa ka dhashay.

Ciidamada ayaa haatan howlgalo xooggan wada, waxaana dadka ay bilaabeen in ay ka kala cararaan goobaha ku dhow Dekadda Magaaladda.
Comments
Render time: 0.04 seconds 4,941,619 unique visits Top