Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
DHAGEYSO+SAWIRO:Munaasibada Lagu Daah Furayey Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Magaalada Buuhoodle Oo Maanta Ka Dhacday Magaalada Buuhoodle. |
|
Munaasibad balaadhan oo lagu daah furayey Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Magaalada Buuhoodle ayaa maanta ka dhacday Magaalada Buuhoodle, iyadoona munaasibadaasi ay kasoo qayb galeen Waxgarad, Aqoonyahano, Culuma Awdiin, Qaar Kamid Madaxda Maamulka Khaatumo State, Dhalinyaro, Haween, Ururada Bulshada, iyo sidoo kale Wafuud heer caalami ah oo kala imi Jaamacdaha ku yaal Magaalooyinka Bosaaso, Garoowe, Gaalkacyo, Laascaanood, iyo Deegaanada ku hareeraysan Magaalada Buuhoodle.
Dave
| |