MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Faroole oo kadigay in Puntland laga dhigo Muqdishadii Hore
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/raxmaan Faroole ayaa kadigay in Puntland laga dhigo sida ay ahaan jirtay xiligii hore Magaaladda Muqdisho

Madaxweyne Faroole ayaa Dadka Puntland ku abtirsada waxa uu ugu baaqay inay dib usoo celshaan waxa loogu yeero dagaal sukeeye islamarkaana ay ceshtaan Waxgaradka iyo aqoonyahaanada isgarabsanaaya ee kasoo horjeeda maamulkiisa inay caga dhigtaan kuna soo feelan Maamulka uu madaxda ka yahay

Hadalka Faroole ayaa imaanaya xili maalmihii lasoo dhaafay ay kulan qaaten waxgarad iyo aqoonyahaano kuwaasoo baaq kama danbeys ah u jeediyay Faroole uguna baaqay inuu ka baaran dago xil kordhinta

Faroole ayaa isagu iminka doonaya inuu xilka wareejiyo balse wararku waxa ay sheegayan in uu doorashada qaban doono kadib marka lamagacaabo Raisul wasaaraha Somalia hayeeshe intaa ka hor uusan xilka wareejin doonin

Si kastaba ha ahaatee Dr C/raxmaan Faroole ayaa isagu ka cabanaaya Odayaal iyo waxgarad isku beheysat inay jilbaha dhulka u dhigaan maamulka uu isagu madaxda ka yahay

Waxa ay ahayd maalintii shalay markii hadalkaani uu kasoo baxay xafiiska madaxweynaha puntland taasoo uu bulshada Puntland ugu baaqaayo inay ceshtaan odayaasha iyo waxgaradka doonaya inay bur-bur iyo hada bilaaw ka sameeyan dhulka Puntland
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,512,308 unique visits Top