KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DEG DEG. Dumar qarax ka geysan raba Kenya oo gudaha u galay Magaalada Nairobi
Wararka ka imaanaya dhanka Dowladda Kenya ayaa sheegaya in Xarakada Alshabaab ay waxbadan ka badashay Dagaalkii lagu yaqiinay, Sirdoonka Kenya ayaa sidoo kale sheegay inay kawar heleen in kabadan 7 Dumar Alshabaab ay soo tababareen ay gudaha magaalada usoo galeen si ay halkaasi qaraxyo uga fuliyaan

Sirdoonka Kenya ayaa sidoo kale sheegay in Dumarkaasi lagu soo tababaray Howdka Kismaayo islamarkaana wardoonkooda uu soo gudbiyay in tirade dumarkaasi ay ahayeen ilaa 50 dumar oo la doonaayo inay qaraxyo ka geestan Safaaradaha Galbeedka eek u yaala Dalka Kenya balse 7-kamid ah dumarkaasi ay iminka gudaha usoo galeen Magaaladda

Kenya ayaa iminka xoojisay amaankeeda waxa ayna wararku sheegayan inay il gaar ah ku hayan Dumarka soomaalida ugana baqanaayan inay geestan Qaraxyo aan lagu guuleysan sida ay hadalka u dhigeen

Si kastaba ha ahaatee wararka iminka kasoo baxaaya Kenya ayaa sheegaya inay socdaan baaritaano ku aadan 7-Dumar si looga hortago dhibaatooyinka kaga imaan kara Ismiidaminta ay ka fulin doonaan gudaha Magaaladda sida laga soo xigtay Sirdoonka Kenya
Comments
Render time: 0.04 seconds 4,945,410 unique visits Top