SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(Daawo Sawiro) Jaamacada Laascaanood Oo Qaadatay Arday Cusub
Jaamacada Nugaal Universty oo ku taala Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa kulan u qabatay ardaydii ugu badnayd oo iska qorta Jaamacada Nugaal, kuwaas oo ah sanad Jaamacadeedka 2012/2013 ka bilaabaya kuliyadaha kala duwan ee Nugaal Universty.
Maamulaha Jaamacada Nugaal Prof: Cabdirisaaq Lafoole oo ka hadlay munaasibada balaadhan oo ardaydani lagu soo dhowenayey ayaa hadalo kasoo jeediyey, isagoona kula dardaarmay ardayda xiligan isu diiwaan gelisay inay wax ka bartaan Jaamacada Nugaal in aysan noqon kuwa iska lumiya wakhtiga oo kaliya balse ay noqdaan kuwa ka faa'iidaysta jaanisyada soo mara waxbarashada ay si wacan u sii xoojiyaan.

Sidoo kale Prof Lafoole ayaa waxa uu sheegay in ardayda is diiwaan galisey laga qaadi doono Imtaxaan ay ugu gudbaan Jaamacada iyadoo cidii ku baasta ay fadhiisan doonto Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada halka kuwa ku hadhaana ay dib u dhis kusoo samayn doonaan waxbarashadooda.

Halkan Ka Daawo Sawiro


Jaamacada Nugaal oo ku taala Magaalada Laascaanood ayaa la furay sanadii 2004 iyadoo mudadii ay furnayd ay ka baxeen ilaa 4 dufcadood oo kala duwan, waxaana Jaamacadu mudooyinkii u dambaysay ay waday barnaamijyo la xidhiidha kor u qaadis dhanka tayada waxbarashada.







Wariye Abdirahman Wadani
Email axmedyare1001@hotmail.com
Xafiiska Wararka Ee Saafifilms.com
Buuhoodle Soomaaliya
Comments
Render time: 0.07 seconds 4,959,016 unique visits Top