MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Afar Wiil Oo Dhalinyaraa Oo Katirsan Al-Shabaab Oo Caawa Lagu Sooqab qabtay Magaalada Kismaayo
Wararka aan hadda ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Soomaaliya caawa gacanta kusoo dhigeen dhalinyaro lala xiriirinayo Alshabaab kuwaasi oo ku sugnaa Kismaayo.

Waxaana ay wararka intaa ku darayaan in ay wateen dhalinyaradaan Baskoolado islamarkaan laga soo dhex qabtay iyagoo ku dhex dhuumaaleesanaya Xaafadaha Magaalada Kismaayo.

Ciidamada ayaa la sheegay inay soo qabteen Afar dhalinyaro ah iyagoo kasoo qabtay Xaafada lagu magacaabo Calanley waxaana dhamaantood ay wateen Bastoolado sida wararka ay tilmaamayaan wararka naga soogaaraya halkaasi.

Waxana lasheegay in dhalinyaradaan markii ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay gacanta ku dhegeen ay u baxaabeen Saldhiga Magaalada Kismaayo iyadoo haatan ay ku socdaan baaritaano lagu xaqiijinaayo in ay katirsan yihiin Xoogaga Al-Shabaab.

Howgaladii ugu danbeeyay ayaa waxa ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay kasameeyeen maanta Magaalada Kismaayo iyagoona maanta gelinkii hore gacanta kusoo dhigeen haweenay xalay bam ku tuurtay bartamaha magaalada Kismaayo.

In kabadan 20-ruux ayaa maanta waxa ay Ciidamada Dowlada Soomaaliya waxa ay ka qab qabteen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Comments
Render time: 0.16 seconds 4,563,937 unique visits Top