MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Amaro Culus: Dowlada oo la wareegi doonta Gurigii lagu arka waxyaabaha qarxa Magaaladda Kismaayo
Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Saraakiisha dowlada Soomaaliya ay amaro xooggan dul dhigeen dadka Magaaladda.

Amaradaas ayaa lasoo sheegayaa in ay kamid yihiin in ciidamada dowlada ay si xoog ah kula wareegi doonaan gurigii xitaa agtiisa laga soo tuuro Bambooyin iyo waxyaabo kale oo amaan xumo ah.

Sidoo kale ciidamada waxaa ay sheegeen in Howlgalo guri baaris ah ka samayn doonaan xaafadaha Kismaayo gurigii lagu arka waxyaabo hub ahna ay dowlada la wareegi doonto.



Amarkan ayaa ka danbeeyay kadib markii ay xalay qof haweenay ah qarax ku weerartay rag dhalinyaro ah.

Xaaladda amaan ee Magaaladda Kismaayo ayaa soo hagaagaysa iyadoona ciidamada isgarabsanaya ay wadaan howlgallo amaanka lagu xaqiijinayo.
Comments
Render time: 0.02 seconds 4,557,274 unique visits Top