Waa wareysi aad u xiiso badan oo lagu xusayo cayaaryahan Somaliyeed oo LEGEND rasmi ah kaasoo lagu yaqaaney xirfad isboorti aan lagu arag wadanka Somalia xiligii u u cayaarayey MBC iyo Qaranka Somalia,halyey Nuur Amiin iminka wuxuu habeen iyo maalin u taagan yahay soo saarida dhalinyarada Somaliyeed ee ku nool wadanka Itoobiya isagoo ku shaqeya iskaa wax u qabso,waxaa si habsi ah uga waramaya cayaaryahanka qaaliga ah ee Bile Cali Bile Madbaco oo aqoon dheer u leh halyeygan.