MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Xil Dhibaan Qaadiraysan Xal Ma Keeni Karaa OO Xil Ma Hayn Karaa Waa Su’aal Dad badan isweediinayaan ?Xil Dhibaan Qaadiraysan Xal Ma Keeni Karaa OO Xil Ma Hayn Karaa Waa Su’aal Dad badan isweediinayaan
Wax badan baanu Sugaynaye waxaa Soomaaliya u dhalatay dowlad Cusub ,waxaa laga baxay kumeel gaarnimadii, waxaaa afarta gees ee aduubka kasoconayey todobaadyadii lasoo dhaafay dabaaldegyo waa weyn oo ay wadeen Soomaalida Qurba joogta iyo kuwa wadanka kunooliba iyagoo kusoo dhawaynayey dowlada cudub.

Waxaa bilaabatay shaqadii lagu hiigsanayey sidii wadanka loo hormarin lahaa , wadadu waa dheertahay, qoraxdu waa kulushahay ,Howshu waa badan tahay, durba waxaa soo baxaya walaac weyn oo kamuuqda wajiga Gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cusmaan jawaari oo ah nin howlkar ah oo yaqaana aadna u qiimeeya waqtiga shaqada( Excellent Time Keeping .


waxaa walaacaas keenay xildhibaanada qaarkood oo laga la,yahay wixii ugu yaraa ee laga rabay inay gutaan masuuliyada loo ig maday kaasoo ah inay yimaadaan shirarka isdaba joogaa ee xildhibaanada ee baarlamaanku qabanayo. ( NO Time Keeping ).

Professor Samatar oo lagu yaqaan Nin dhiiran oo aan runta gaban ayaa ku eedeeyey Xildhibaanadaas Qaadiraysan ,inaysan ahayn kuwa waqtiga dhowri kara oo kasoo daaha shirarka mar mararka qaarkood in kabadan afar saacadood islamarkaasna prof Samatar wuxuu Tilmaamay nimankaas aan subaxii toosi Karin kuwo ay aad ugu adagtahay inay gutaan xilkii loo igmaday.


Hadaba waxaa is weysiin Mudan Xildhibaan Qaadiraysan oo habeenkii oo dhan soo jeeda Xil mahayn karaa ? xal makeeni Karaa ? waligiin maa aragteen nin qaad cuna oo wadanka wax kusoo kordhiye ,bal eega wakuwaas meelay joogaanba , ma uga jeedaan wajidooda horumar?

Hadaanu nahay bahda ladagaalanka qaadka Waxaan aamin sanahay su aashaas jawaabteedu waa MAYA ,waana tii soomaalidu hore uga maah maahday oo tiri l,Tiisa ka adkaadaa tukale kudara,

Xildhibaan qaadiraysani waa ragaas laharaya dowlada Horumarna kasugi mayno Xildhibaan Qaadiraysan , shirka baarlamaankuna maaha meel laga soo daaho dhowr saacadood ,markay shirarka yimaadaana waxaa aad u macquula inay indhaha is ku haystaan oo aanay shirku meel uu marayo waxba ka ogayn ..

Dadka Noocaas ah aduunyadu shaqo caadiya masiiso ,hadii in ta fursad lasiiyo ay soodaahis toodu badato waa kaga cayriyaa shaqada, anaguna waxaanba u dhiibanay inay Xilkii Wadanka ugu muhiimsanaa ,oo xal ayaan waxaan kasugaynaa Xildhibaano Qaadiraysan.

Runtii Waa ayaan daro weyn waana Soomaaliya keliya wadan dad ( Drug Addicts ) ah xal laga sugayo .waxaanu Dowlada kula talinaynaa in aan Nin qaad cuna loo dhiibin shaqooyinkaas oo kale.
Qabiilada Soodoortayna kaan kasoo jeedana kudaroo waxaan leenahay Kusoo badasha dhalinyaro xayi ah oo wax baraytay oo idin matali karta , wadankana wax tari karta kuwaasoo ah sidii ILAAHEY quraankiisa kusheegay
( WAJACALNAA LEYLAN LIBAASAN WA NAHAARAN MACAASHAN)


WQ Gudoomiyaha Ladagaalanka Qaadka Abukar Awale.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,530,822 unique visits Top