Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
(DAAWO VIDEO) Abwaan Gaariye oo xalay ku geeriyooday Norway iyo doorkiisii wacyigelineed ee uu ummadda ku lahaa |
|
Abwaan Maxamed Xaashi Dhaamac Gaariye ayaa geeridiisa si weyn looga dareemay Somaliland, gaar ahaan magaaladda Hargeysa, iyagoo dhamaan suuqyadda iyo goobaha la iskugu yimaado lagu hadal hayey geeridda abwaanka iyo doorkii uu horumar iyo geeddi socodka nabadda ku lahaa, isagoo intii dambe xooga saaray xaga waxbarashadda iyo guubaabinta dhalinyaradda.
HALKAN KA DAAWO VIDEO LAGU XUSUUSAN DOONO
|
|