Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
(DAAWO VIDEO) Feysal Cali Waraabe "Calankan buluuga ah iska badala sababtoo ah aniga ahaan ayaaba neceb dadka Soomaaliland sidoo kale |
|
Wareysi gaar ah oo lala yeeshay Feysal Cali Waraabe ayaa wuxuu ku kashifay arrimo badan oo ku saabsan siyaasada Soomaaliya & Soomaaliland isagoo sheegay arrimo la yaab leh.
Waxyaalaha uu ka hadlay ayaa mid ah in uu qarxiyay in Dahabshiil ay lacag siisay & in calankan buluuga ah la badalo sababtoo ah isaga qudhiisa uu neceb yahay iskaba daaye dadka Soomaaliland.
Halkan ka daawo wareysigii oo dhan.
|
|