MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Villas-Boas: Waa Adag Tahay In Lagu Dhaleeceeyo Ferguson Saameynta Uu Ku Leeyahay Garsoorayaasha Iyadoo Aan Lagu Ganaaxin.
Tababare Andre Villas-Boas ayaa sheegtay inuu riski gelin doono inuu ganaax kala kulmo FA-ga hadii uu si daacad ah uga hadlo saameyn uu Sir Alex Ferguson ku leeyahay garsoorayaasha.

Macalinka Spurs oo lagu ganaaxay 12 kun ginni xilli ciyaareedkii hore ka dib markii uu sheegtay in garsoore Chris Foy uu ahaa mid aad u liita islamarkaana uu saameyn ku yeeshay Ferguson, ayaa kooxdiisa maanta u qaadi doonta Old Trafford.

Garsoore Foy ayaana mar kale dhexdhexaadin doona ciyaarta u dhaxeysa kooxaha AVB iyo SAF.


Villas-Boas ayaa yiri: “Waa ay fiicnaan laheyd inaan awoodo inaan ka hadlo arintaan, lakiin ganaax qaali ah ayaan bixiyay xilli ciyaareedkii hore, mana doonayo inaan mar kale sameeyo.

“Wadankaan, macquul ma ahan inaad waxyaabahaas oo kale ka jawaabto, lakiin marnaba ma joojin doono inaan fekerkeyga kaga hadlo Old Trafford”.
Comments
Render time: 0.12 seconds 4,540,852 unique visits Top