MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Amisom oo sheegtay in ay la wareegtay dekadda Magaaladda Kismaayo
Ciidamada AMISOM ayaa lasoo sheegaya in ay la wareegeen dekada weyn ee magaaladda Kismaayo.

Afhayeenka ciidamada Amisom Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay in haatan ay si toos ah ula wareegeen dekada weyn ee Kismaayo.

Taliyaha ciidanka AMISOM Lt-Gen Andrew Gutti ayaa dhankiisa sheegay in inta badan ay la wareegeen magaaladda Kismaayo.

Waxaa uu ugu baaqay shacabka magaaladda in ay isdajiyaan oo ayka qeyb qaataan sugida amaanka magaaladda Kismaayo.

Taliyaha ciidanka AMISOM Lt-Gen Andrew Gutti ayaa tilmaamay in qabashada KISMAAYO ay tahay guul weyn oo usoo hoyatay umadda Soomaaliyeed iyo ciidamada Amisom.

Hadalka Amisom ayaa kusoo aadaya xili ciidamada kenya ay si aan horey loo arag ku galeen gudaha magaaladda.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,527,391 unique visits Top