MUCJISO+VIDEO:- Doofar geeri ka badbaadiyey waxar yar
Caalamka waxaa maaliba maalinta ka dambeysa ku soo kordhaya dhacdooyinka yaabka leh ee hadanna la record gareeyo oo loo gudbiyo caalamka, kuwaasi oo ay ku jiraan kuwo naxdin badan iyo weliba kuwo qosol badan oo kaa yaabinaya.
Bogga Youtube ayaa Toddobaadkii hore waxaa uu soo dhigey Flim yar oo kaa yaabinaya kaasi oo loogu talo galay in ay daawadaan bulshada caalamka, waxaana VIEDO-ga uu ku tusinayaa sida waxar yar oo ku dhex dhacday kadibna ku baqdin lahayd, balse la badbaadiyey.
Waxarta waxaa badbaadiyey kadib muddo dheer oo ay ku jirtay biyaha dhexdooda xayawaan kale oo ah nooca loo yaqaan Doofaarka, waxaana Arintaani ay noqotay mid ay bulshada caalamka la yaabeen.