Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
      
|
DHAGEYSO: Afhayeenka Amisom shaaca ka qaaday in Kismaayo sacada ka dib ay qabanayaan. |
|
Kadib Howlgal gaadmo ah oo ay ciidamada Amisom ka sameeyeen Magaaladda Kismaayo ayaa waxaa warar faah faahsan kasoo saaray Taliska Amisom.
Afhayeenka Ciidamada Amisom Col; Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in ciidamada Amisom ay si qorshaysan ku galeen gudaha Magaaladda Kismaayo oo ah xaruntii ugu weyneyd ee Shabaab.
Dave
| |