MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Madaafiic la isku weydaarsanayo Kismaayo iyo Idaacada Andalus oo anaashiid dagaal ah tabineysa.
Goob jooge kusugan magaalada kismaayo ayaa usheegay saxaafada in xaalad cakiran magaalada laga dareemayo duqeymo is weydaar ahna la maqlayo.

Jugta xoogeeda ayaa laga maqlayaa xaafada Farjano gaar ahaan halka loo yaqaano Buulo Abliko waxaana shabaabka kismaayo ay iyaguna ridayaan madaafiic umuuqda jawaab celin.

Ma jirto ciidamo Kenyan ah ama kuwa dawlada oo gudaha ugalay ilaa waqtiga Kismaayo waxaana wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in magaalada ay xaalad cabsi ah ka jirto.

Ciidamo farabadan oo ururka al shabaab ah ayaa lageeyey dhianaca xeebta kismaayo halkaasi oo maraakiibta ciidamada Kenya kusugan yihiin waxaana la maqlayaa oo kaliya madaafiic is dhaaf dhaafeysa.

Dhinaca kale Idaacada afka Al shabaab ku hadasha ee Andalus ayaa saaka soo gashay 6:00 aroornimo waxaana ay tabineysaa

Xaaladu ma deggana,cabsida waa mid kusii kordheysa shacabka kismayo jooga waxaana hadda xaaladu tahay mid aad ucakiran.



Dhufeysyada waa weyn ee Shabaab sameysteen ayaa ah dhinaca ma dhamaato oo ah wadada ka timaada Muqdisho ee gasha kismaayo halkaasi oo ciidamada Dawlada kusugan yihiin.
Comments
Render time: 0.31 seconds 4,539,750 unique visits Top