MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Deg deg: Warar sheegaya inuu geeriyooday Sh Xasan Yacquub oo katirsanaa Hogaamiyaasha Shabaab ee Jubooyinka
Warar goordhow naga soo gaaraya Magaaladda Kismaayo ayaa sheegaya in uu geeriyooday mid kamid ah Saraakiishii ugu sar sareysay Shabaab-ka kusugan Magaaladda Kismaayo.

Sh Xasan Yacquub Cali oo katirsanaa Hogaamiyaasha Shabaab ayaa lasoo sheegayaa inuu ku geeriyooday Jiida hore ee dagaalka magaaladda Kismaayo.

Inkastoo Saraakiisha Shabaab ay warkaas ka gaabsadeen hadana dad la rumaysan karo oo Kismaayo kusugan ayaa soo sheegaya in Sh Xasan Yacquub iyo qaar kamid ah askarta Shabaab ay dhinteen.



Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya inuu dagaal kafool ka fool ah ku dhintay iyo in uu ku geeriyooday duqeyn ka socota Magaaladda Kismaayo.

Xariir ay saxaafada la samaysay saraakiisha dowlada ee ka qeyb qaadanaya Howlgalka Kismaayo ayayna inoo suurta gelin.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,518,282 unique visits Top