MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Saraakiisha Ciidanka Dowladda oo sheegay in ay Sida ugu dhaqsaha badan ay ku qabsan doonan Magaalada Jowhar
Cornel:Maxamed Maxamuud Saneey oo kamid ah Saraakiisha horbeedeysa Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee Dhanka Gobolka Shabeelada Dhexe oo la haldalay Idaacaddaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay sida ugu Dhaqsaha badan gaari doonaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolkaasi.

Waxaa uu sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ay dhawaan gaari doonaa Magaalo Madaxda Gobolka Shabeelada Dhexe ee Jowhar isagoo sheegay in xitaa Jowhar aaney ku Ekaan doonin Basle ay gaari doonaan Degmada Mahadaay iyo Degaanno badan oo Gobolkasi ka tirsan .

Sidoo kale Corneel Saneey waxaa uu tilmaamay in Saxaafadda ay u soo bandhigi doonaan markii ay gaaraan Magaaladaasi isla markaasina Waqtiyada soo aadan ay ku tilaabsan doonaan Qabsashada Magaaladaasi oo uu sheegay in aaney jirin cid haatan gacanta ku heysa.

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe waxaa gacanta ku haya Ururka al-shabaab oo dagaal kula jira Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom waxaana Saraakiisha Dowladda dhow jeer oo hore ay sheegeen in ay la wareegi doonaan
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,523,476 unique visits Top