Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
     
|
DAAWO MUUQAAL:Gacan ku dhiiglihii dilay Wariye Xasan Yuusuf Absuge oo la qabtay |
|
Dhawaan ayey aheyd markii lagu dilay magaalada Muqdisho wariye Xasan Yuusuf Absuge ciidamadsa dowlada ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiiglihii dilay asagaa markaas laga haayo cadeymo buuxa.
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA
|
|