KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Dhalinyaradii ugu badnay oo katirsan Amniyaadka Shabaab oo manta Howlgal lagu soo qabtay.
Howlgalo balaaran oo ay Muqdisho ka sameeyeen ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo qabtay ciidamadii ugu badnaa oo katirsan Amniyaadka Shabab.

Howlgalkan oo ay sameeyeen ciidamada nabad sugida ayaa waxaa ay kusoo qabteen ilaa 100 dhalinyaro Shabaab ah.

Hay’ada Nabad sugida gobolka Banaadir ayaa sheegtay in dhalinyarada ay soo qabteen ay yihiin kooxihii amaan xumada ka waday magaaladda Muqdisho.

Xili uu manta kahadlayay Xarunta Hay’ada Nabad sugida Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir Qaliif Axmed Ereg ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada ay howlgalkan wadeen maalmihii lasoo dhaafay.



‘Howlgalka oo waayadan socday waxaa lagu soo qabtay ilaa 100 kamid ah Kooxdii amniyaadka Shabaab oo amaan xumo sida dilal iyo qaraxyo ka waday Magaaladda Muqdisho’ayuu sheegay Sargaalkan Nabad sugida Gobolka Banaadir ugu sareeya.

Waxaa uu tilmaamay in sharciga la horkeeni doono dadkan si danbiyadooda loogu qaado maadaama ay dhibaato gaysteen sida uu hadalka udhigay.

Waayadan ayaa Muqdisho waxaa ka soconayay Howlgallo xooggan taas oo ka danbaysay kadib markii dilal qorshaysa,qaraxyo iyo falal kale oo amaan xumo ah magaaladda ay ku bateen.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,941,980 unique visits Top