MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Mudane Ka tirsan Baarlamaanka oo ka digay in Ciidamada Dowladda Hub Loo Gacan Geliyo
Sida uu shegay Max’ed Axmed Kulan oo Ka tirsan Xildhibaan Baarlamaanka ayaa waxa uu ka hadlay Go’aanka Qaramada Midoobay ee Xayiraadda Hubka Looga qaaday Soomaaliya.

Ugu horeynii ayuu Xildhibaanku tilmaamay in inta Hub Gacanta aan Loo gelin Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay haboon tahay in dib u dhis Lagu sameeyo iyo dib U eegis Lagu Sameeyo qaabka ay u shaqeeyaan Ciidamada.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa in Loo baahanyahay in Ciidamada Hubka Gacanta Loo gelinayo ay noqdaan Kuwa Isku dhaf ah ee Laga Kala Keenay Goobollada dalka si sare Loogu qaado Tayada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

Hadalkaan Mudanahani Ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ku soo Beegmaya Xilli Dhawaan Ciidamo Ka tirsan Kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya Lagu helay Iyagoo Guranaya Hub Fara badan oo yiilay Mid Ka mid ah Bakhaarada Hubka Lagu keediyo ee Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,568,516 unique visits Top