KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Dhafarka Badan Oo Laga Qaado Xanuuno Halis Ah
Waxaa xaqiiq ah in dhafarka badan iyo saacadaha hurdada oo yar in dhibaatooyin caafimaad u leeyihiin bani’aadamka, iyadoo uu waxyeelayo jirka oo uu daaliyo .

Saacadaha habeenka oo aad seexato hadii ay yar yihiin taasi waxa ay kugu keeneysa in aad u nugulaato in ay kugu dhacaan xanuunada wadnaha iyo maskax xinjiroow sida lagu sheegay baaritaan la sameeyay dhawaan .

Qubarada baritaanka sameeyay waxa ay leeyihiin in lix saac waxii ka yar oo aad hurado taasi waxa ay soo dadajineeysa in aad cuduro badan u nugulaato 50% halka 15% halis aad ugu jirto maska xinjiroow.

Baarayaashaan ayaa ka digaya in dhafar badan aad habeenka sameeyso isla markaana aad xilli hore toosto , iyadoo baaritaankaan uusan aheyn kii ugu horeeyay ee la soo saara oo ak digaya xaaladaahaan oo kale .
Comments
Render time: 0.04 seconds 4,948,906 unique visits Top