MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo: Nin Dhagtiisa Gaari Ku Wada Oo Rikoor Cajiib Ah Dhigay
Nin u dhashay Bariga yurub ayaa dhigay rikoor cajiib ah kasoo ah in dhagtiisa uu ku riixay gaari xamuul ah oo taagnaa.

Ninkaan ayaa la saadaalinaya inuu dhawaan soo gali doono buuga mucjisooyinka aduunka ee looyaqaan Guinness Book of Records kadib markii uu halka ku dhaqaajiyay gaari culuys badan oo miisaankiisu yahay 8 ton, waxaana uu gaarigaas dhagtiisa ku waaday masaafo dhan 21 mitir. Arinkaan ayaa caalamkoo dhan si weyn looga hadal hayaa.

Ninkaan xooga weyn ayaa u dhashay dalka Georgia. Ninkaa ayaa sidoo kale la sheegay inuu horay dhagtiisa ooguu riixay diyaarad nooca helikobtarka ah. Ninkaan ayaa lagu magacaabaa Lasha Bataria waxaana uu sheegay inuu leeyahay awood uuna sameeyay dadaal dheeraad si uu rikooro cusub oo layaableh u dhigo. Lasha ayaa waxaa uu adeedsanaya xarig isku xiraya dhagtiisa iyo gaariga kaasoo uu ku jiidayo gaarigaasi xamuulka ah.

Halkaan hoose ka daawo adaaba yaabi doontide:
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,551,950 unique visits Top