KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO: Ganacsade Cabdi Xoosh oo Sheegay in si xoog leh Loogu Heesto hantidiisa uu ku lahaa Magaalada Muqdishu
Ganacsade Cabdi Xoosh ayaa waxaa la sheegay inuu eedeyn kulul uu u soo jeediyey rag madax sare ka ahaan jirey dowladii hore ee Kacaanka asagoona sheegay inay ragaas ay si xoog leh ay uga heystaan hantidiisa uu ku lhaan jirey magaalada Muqdishu

Ganacsade Cabdi Xoosh ayaa waxaa uu sheegay in tiro ilaa iyo 12 guri iyo shirkad uu lahaa iyo beero uu ahanti ahaan u lahaa ay ka heystaan rag jagooyin sare ka soo haayey dowladii kacaanka, Ganacsada Xoosh oo ragaas magacaabay ayaa waxaa uu sheegay inay yihiin raga hantidiisa iyo guryihiisa heysta Janaraal Caare oo ahaan jirey safiirka dalka Shiinaha ee dowladii kacaanka ee Soomaliya, Xaashi Cali Dhoore oo dowladii kacaanka ahaa Milatari Ataajka dalka Soomaaliya u fadhin jirey dalka Pakistan, iyo gudoomihii hore ee shirkadii diyaaradaha Soomaaliyeed ee Somali Airlines Guleed asagoona uu ninkaas ku eedeeyey masuuliyiintaasi inay yihiin dadka heysta hanti uu sheegay inuu ku lahaa dalka Soomaaliya.
Ugu dambeyntiina iyadoo wax lala yaabo ay tahay hadii sida uu sheegaayo ganacsadahaasi ay dhab tahay arintaas maadaama ay ragaasi yihiin dad masuuliyiin ah oo ay tahay in lagu daydo, ayaa arintaan waxay ka mid tahay dhibaatooyinka waaweyn ee horyaala dowlada dalka Soomaaliyeed, dhawaantaan ayey waxay ahayd markii fanaanada Maryan Mursal Ciise ay ku xirtay ku soo noqoshadeeda ee magaalada Muqdishu in marka hore looga saaro cida ku jirto gurigeeda taas oo keentay inuu duqa magaalada uu ka jawaabo arintaas asagoona sheegay inuu u balanqaadaayo inuu gurigeed uga saaro cida ku jirto hadii ay ku soo noqoto magaalada Muqdishu.

Abdirizak M. (Xiireey)
Holland
Abdirizakxiireey@hotmail.com
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,947,236 unique visits Top