MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DAAWO SAWIRO:Rag Katirsan Al-Shabaab Oo Markale Maanta Muqdisho Lagu Soobandhigay
Maanta ayaa waxa ay markale Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabadsugida ay ku soobandhegeen Magaalada Muqdisho Rag ay sheegeen in ay katirsan yihiin Xoogaga Al-Shabaab iyo Sidoo kale Banbaanooyin ay sheegeen in lagu sooqab qab tan ragaan iyagoo wato.

Ragan maanta lasoo bandhigay ayaa waxaa laga sooqab qabtay Xaafada Suuqa Xoolaha ee Dagmada Hiliwaa.

Xarunta Ha,ada Nabadsugida Dowlada Soomaaliyab waxa ay kusoobandhigeen Rag ay sheegeen in katirsanyihiin Al-Shabaab waxaana ay tiradooda gaarayaan ilaa 3-ruux oo Rag ah kuwaas oo latilmaamay in howgal laga sameeyay Dagmada Hilliwaa lagu sooqab qabtay waxaana ay tilmaameen Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabadsugida in ay kusooqabqabteen iyagoo wata Banbaanooyin gacanta laga tuuraa.

Waxaa Goobta ragaan lagu soobandhigaayay kula hadlay warbaahinta Taliyaha Hay,ada Nabadsugida Dowlada Soomaaliya Qaliif Axmed Ereg waxaana uu sheegay in marka ay Sooqabqabanayeen ragaan ay kuguda jireen falal kadhan ah amaanka Sida uu sheegay.

Waxaan uu intaa raaciyay hadalkiisa in ay ugudbinayaan ragaan Maxkamada Sare ee Dalka Soomaaliya siloomarsiiyo buuyiri Sharciga.

Waxaana uu ugu danbeentii sheegay in ay siiwadayaan howgalka nuucaan oo kale kaas oo uu tilmaamay in lagu xaqiijinaayo amaanka Caasimda Soomaaliya ee Muqdisho oo ayna kusooqab qabanayaan rag xariir lalah Al-Shabaab.

Aroornimadii Saakay ayee aheed markii Ciidamada Nabadsugida ee Dowlada Soomaaliya Xaafada Suuqa Xoolaha ee Dagmada Hilliwaa ay kabilaabeen baaritaano xoogaan kaas oo ay kusooqab qabteen dhalin yarobadan oo ay laxariirinaayaan in ay katiorsan yihiin Xoogaga Al-Shabaab.












Comments
Render time: 0.03 seconds 4,579,747 unique visits Top