(DAAWO VIDEO)Xaflad balaaran oo haatan ka socota Muqdisho iyo Shariifyada oo ku kulmay
Waxaa haatan Hotelka City Plaza ee Degmada Cabdi Casiis Gobolka Banaadir ka soconaysa munaasabad balaaran oo lagu taageerayo musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed.
Munaasabadan oo aad ubalaaran ayaa waxaa ka qeyb galaya siyaasiyiin horey xilal kala duwan usoo qabtay waxaana kamid ah Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Soomaaliya.
Shariif Xasan ayaa kusugan xarunta shirka iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayan arintaas.
Shariif Xasan Sh Adan ayaa la sheegay in uu yahay taageerada madaxweynaha xilkiisa dhamaaday.