MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(Dhagayso) Gudoomiyihii Ugu Magacownaa Maamulka Somaliland Gobolka Cayn Xariir Gadhweyne Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqaay Inuu Iska Casilay Jagadii Uu U Hayey Maamulka Somaliland‏
Gudoomiyihii ugu magacownaa Maamulka Somaliland Gobolka Cayn Ee Deegaanka Buuhoodle Xariir Gadhweyne ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqaay inuu iska casilay jagadii gudoomiyenimo ee uu u hayey Maamulka somaliland.

Munaasibad balaadhan oo ay kasoo qayb galeen Madaxda Maamulka Khaatumo State, Waxgarad, Aqoonyahano, Culumo Awdiin, Siyaasiyiin, Dhalinyaro, Ururada Bulshada, iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan.

Xariir Gadhweyne oo munaasibadaasi hadalo kasoo jeedeyey ayaa xusay in ay jiraan sababo ku kalifay is casilaadiisa oo ay ugu horaysa kala fogaanta dheer ee dhanka siyaasada ah ee u dhaxaysa Maamulka Somaliland iyo dadka deegaanka, iyo sidoo kale arimo la xidhiidha dhanka caafimadkiisa, isagoona sheegay inta ka hadhsan wakhtigiisa inuu ku lumin doono cibaado iyo alle ka cabsi.

Sidoo kale waxaa iyana soo dhoweeyey is casilaadiisa Madaxda Maamulka khaatumo ee kasoo galay munaasibadani, iyo waxgaradka Deegaanka Buuhoodle sheegay in ay tahay guul u soo hoyatay umadda reer khaatumo.

Isku soo wada duuboo is casilaadani uu is casilay xariir gadhweyne ayaa qayb ka ah dadaalo dhowr ah oo ay waday beesha uu kasoo jeedo xariir kuwaas oo ahaa in uu xariir uu ka tago jagadaasi maadaama Deegaanada Sool, Sanaag, iyo Cayn uu ka arimo Maamulka Khaatumo State oo ay dadkuna taageersan yihiin isaga.



Halkan Ka Dhagayso Codkii Xariir Gadhweyne




Dave









Wariye Abdirahman Wadani
Email axmedyare1001@hotmail.com
Xafiiska Wararka Ee Saafifilms.com
Buuhoodle Soomaaliya
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,568,165 unique visits Top