MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Gerard Pique Oo Dhaawac Uu Soo Wajahay, Iyo Mudadii Uu Garoomada Ka Maqnaan Lahaa Oo La Shaaciyay.
BARCELONA (Reuters) – Walwalka dhaawacyo ee Barcelona ayaa noqday mid ka sii daray xalayto markii daafaca dhexe Gerard Pique uu dhaawac ka soo gaaray cagta isagoo maqnaan doona labo ilaa seddex isbuuc.

Pique ayaa dhibaato ay ka soo gaartay cagta bidix bilowgii kulankii ay Barca xalay 3-2 kaga badisay Spartak Moscow, waxaana uu liiska dhaawacyada kula biirayaa Carles Puyol iyo kubadsameeye Andres Iniesta.

Waxaa uu markii hore ku soo noqday garoonka ka dib markii la soo daweeyay, lakiin ciyaarta waa uu sii wadan waayay waxaana bedelay ciyaaryahanka cusub Alex Song daqiiqadii 12aad.

Ciyaaryahanka reer Spain ayaa seegi doona kulmada La Liga ee Granada iyo Sevilla, lakiin waxaa laga yaabaa inuu soo bogsado kulanka Champions League ee ay la ciyaarayaan Benfica 2da bisha October.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,541,223 unique visits Top