MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Fu'aad Shongale oo shacabka Jubbooyinka ugu baaqay inay dagaalada ka qeyb qaataan
Fu’aad Maxamed Aadan Qalaf Shongale oo kamid ah saraakiisha Ururka Al-Shabaab oo la hadlay Idaacada ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa wuxuu ugu baaqay dhamaan shacabka reer Kismaayo inay ka qeyb qaataan dagaalada ka socda Gobalkaasi.

Sheekh Fu’aad ayaa wuxuu sheegay in raga dhalinyarada ah looga baahan yahay inay galaan dagaalada islamarkaana naftooda ay u huraan difaacida diinta Alle.

Wuxuu sheegay in qof waliba aysan aheyn shardi inuu qaato qori balse loo baahan yahay agabka kale ee lagu dagaalamo inuu qaato dagaalkana uu dhinac ka galo.

Sheekh Maxamed Fu’aad Shongale wuxuu sidoo kale sheegay in shacabka Jubbooyinka aysan muujin niyad jab balse uu usheegayo in ciidamada huwanta ah ay ku jabeen dagaalada Jubbooyinka sida uu sheegay.

Hadalka Sheekh Fu’aad Maxamed Shongole oo kamid ah saraakiisha Ururka Al-Shabaab ayaa wuxuu imaanaya iyadoo Ururka Al-Shabaab ay wajahayaan culeesyo milateri oo kaga imaanaya ciidamo isbaheysanaya.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,511,833 unique visits Top