SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Daawo Muuqaal+Warbixin ''Mid ka mid ah Xabsiyada dalalka Yurub oo Maxaabiista ku jirto Beerka laga garaaco iyo Kiiskaan oo la soo bandhigay
Dalka Georgia waa mid ka mid ah dalalka Yurub wuxuuna daris la yahay wadanka Ruushka waxaana la xaqiijiyay in Maxaabiista ku xiran dalkaas si xun loola dhaqmo waliba inta badan ciidamada Booliiska ay jir dilaan .

Qaar ka tirsan warbaahinta Caalamka waxeey soo daayeen Muuqaalo si qarsoodi ah looga soo duubay Ciidamada Booliiska dalka Georgia oo nin Maxbuus ah dhexda gashtay ka dibna beerka ka garaacaya.

Shacabka dalka Georgio oo kiiskaan fadeexada ah aad uga xumaaday waxa ay iminka iskugu soo baxeen Banaanbaxyo kuwaas oo codsanayay in Maxkamad la soo taago Ciidamada Booliiska ah ee Xabsiyada dadka Beerka kaga garaaco.

Comments
Render time: 0.05 seconds 4,958,457 unique visits Top