SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Xaaladda Beledweyne oo caawa ka duwan sidi hore, dil dhacay iyo howlgallo xooggan oo soconaya
Xaaladda ,Magaaladda Beledweyne ayaa caawa ah mid aan daganayn kadib markii ay dadka xili hore ku kala carareen guryahooda iyadoona ay soconayaan howlgallo xoogan.

Ciidamada dowlada ayaa howlgallo balaaran kawada gudaha magaaladda Beledweyne, kadib markii caawa uu ka dhacay dil bareer ah.

Dilkaas ayaa waxaa loo gaystay qof shacab ah iyadoona uu ka danbeeyay askari katirsan ciidamada dowlada ee magaaladdaas kusugan.



Dilkaas ayaa dhaliyay in magaaladda ay kacdo, waxaana laga cabsi qabaa in falal aanooyin qabiil ah ay ka dhacaan gudaha magaaladda, waxaana caawa la maqlayaa rasaas aan badnayn oo ay ridayaan maleeshiyaad si beel ah isku hubaystay.

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Amisom ayaa lasoo sheegayaa in ay isku dayayaan kala dhexgelida maleeshiyaadn isku hub aruursanaya.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,959,357 unique visits Top