MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Cristiano Ronaldo: Waxaan Dabaaldegaa Markii Aan Doono Inaan Dabaaldego.
Cristiano Ronaldo ayaa aaminsan in Real Madrid ay u qalantay inay 3-2 kaga badiso Manchester City, isagoo sidoo kale sheegay inuu dabaaldego markii uu doono.

Los Blancos ayaa u baahneyd goolal soo daahay oo kala dhaliyeen Karim Benzema iyo Ronaldo inay ku laba rogaan hogaanka oo looga hayay 20-1 ah, ciyaartii ugu horeysay ee Group D ee Champions League.

“Waxa ay u aheyd ciyaar aad u wanaagsan dadkii daawanayay” ayuu Ronaldo u sheegay TVE1.

“Waxaan u ciyaarnay si aad u wanaagsan. Qeybtii hore waxaan abuurnay fursado lakiin waan qasaarinay, qeybtii labaad anaga iyo Manchester City si fiican ayaa u ciyaarnay.



“Waxaan aaminsaneyn inaan badin karno waana badinay. Kooxda shaqo fiican ayay qabatay, waan ogeyn inaan sidaan sameyn karno, waana sameyneynay.”

Ciyaaryahanka reer Portugal ayaa la weydiiyay xaqiiqda in inkastoo uusan u dabaaldegin goolashii uu dhawaan dhaliyay oo uu isku tilmaamay inuu murugeysan yahay, inuu u dabaaldegay goolkii xalay.

“Waxaan dabaaldegaa markii aan doono inaan dabaaldego. Ciyaarta aad ayay muhim u aheyd, waxaana ku jirnay dagaal”.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,564,559 unique visits Top