KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
DHAGEYSO:Wararkii Ugu Dambeeyay Saraakiishii Al-Shabaab oo dib ugu laabatay Kismaayo Idaacada Andulus oo la shiday iyo Daraahaa dhaadheer oo qoryo lagu xiray
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Maanta ay mar kale Dib ugu laabteen Magaalada Kismaayo Ciidamadii iyo Saraakiishii Shabaab ee dhawaan ka baxay Magaaladaasi.



Dave








Gaadiidka Dagaalka iyo Ciidamo aad u tiro badan oo Shabaab ay oo takbiirta afka ku haya ayaa Maanta la arkayay iyaga oo dib ugu laabanaya Magaalada Kismaayo gaafna wareegaya Gudaha Magaaladaasi oo malamihii lasoo dhaafya Dhaq dhaqaaqooda aad ugu yaraa.

Saraakiil katirsan Shababa oo isugu jira Soomaaliya iyo Ajaaniib ayaa la hadlay Shacabka kunool Magaalada Kismaayo waxa ayna ka codsadeen in dagaalka Difaaca ah ay ku gacansiiyaan kana qeyb qaataan.

Waxaa sidoo kale la arakayay Al-Shabaab oo inta badan fuulaya daraaha waa weyn ee Magaalada Kismaayo kuna xiranaya hubka shiisk dheer taa oo muujineysa in Shabaab markaan usoo diyaargaroobeen in ay ku dagaalamaan gudaha Magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale waxaa maanta dib hawada ugu soo laabatay Idaacadii Al-Andulus ee Shabaab afkeeda ku hadli jirtay oo labadii maalin ee lasoo dhaafay hawada ka maqneen ,waxa ayna maanta tabineysay warar ku aadan dagaalka la doonayo in looga hortago Ciidamada Huwanta ah ee Duulaanka kusoo ah Magaalada Kismaayo.

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo xalay la hadlay Warbaahinta Al-Shabaab ayaa ku hanjaby in Kismaayo ay ka baxaan lagana qabsado ay ka horeeso dhiig badan oo daata iyo baroor kayeerta Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,945,872 unique visits Top