KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Gabar Somaliyeed Oo Xubin Jirkeeda Kamid Ah Oo Qali Ah Weesay ”Arin Murugo leh
Waa dhibaato iyo xanun iyo murugo hadii qeeb ka mid ah jir kaaga aad weyso tan iyo xiligii dalkeena hooyo ee soomaaliya uu ka dhacay bur burka sanadkii 1991kii waxaa ku habsaday shacabka somaliyed dhibaato badan midba midka kale waa ay ka sii xoogan tahay waa ay ka murago badan tahay.

Gabar laguma magacaayo Farxiyo daahir ayaa waxay ku nooleed dalka mareekanka oo ay ku guursatay wiilka ay ifka iskugu jaceyl yahiin oo ay xaas kiisa tahay hadaba farxiyo daahir ayadoo uurka 7 bil ah ayuu nin keeda ka tagay waasa ganacsade wadanka imaraadka carabta ee dubia ku leh ganacsi farxiyo waa ay dhashay oo foosha waxay qabatay nin keeda uu ku soo maqan dalka dubia.

Farxiyo daahir xanuuno xaga caloosha ah ayay ka bixi weesay ugu dan beyntii dalka masar ayay soo gaartay ama timid waxayna tagtay isbitaal dhakhtarka marka u baaray waxuu u shegay in laga baxsaday ama uu ka maqan yahay ilma galeenka ama minka oo ah halka ilma ku bermaan ama ay ku jiraan xanunka heesta ee faraha badana taasi in sabab ay u tahay talada gacan teeda waa ay ka baxday wareer iyo murugo ayey dib u gashay.

Dhakhtarkii daawo xanunka ka baabi iyo ayuu u qoray ama uu siyay halkaas wagaad ka garan kartaa dhibka badan ee heesta dad keena somaliyed meel walba ay jogaan dhib ayaa ku hesta qurbaha nin walbana waxaa wanaagsan xaas kiisa in uusan ka tagin kaligeedana uusan u dirin isbitaal gabar walbana waxaa laga donayaa in ay ka xeesato ama ay wadato qof wanaagsan oo ay isku haleen karto sida ay ugu bad baado dhib in u soo gaaro waa in ay is ilaalisaa gabar walba naf teedana ay ka taxadartaa Dhamaad.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,950,224 unique visits Top