SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Caalin oo la filayo inuu gaaro Galkacyo, xilkana uu wareejiyo
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa lagu wadaa maalmaha soo socda inuu dib ugu soo laabto magaalada Galkacyo ee xarunta gobbolka Mudug.

Maxamed Salaad oo kamid ah maamulka uu hoggaaminayey Madaxweyne Caalin ayaa saxaafada u xaqiijiyey in Madaxweyne Axmed Maxamed Caalin uu soo gaari doono Magaalada Galkacyo, islamarkaana waxa uu xusay inuu kulamo la qaadan doono Odayaasha, Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka u dhashay deegaanada Galmudug.

Sarkaalka ayaa tilmaamay in kulamadaasi uu la qaadan doono Caalin la rajeynayo in natiijo wanaagsan ay ka soo baxaan islamarkaana natiijadaasi kadib la filayo inuu xilka ku wareejiyo madaxweynaha cusub ee Galmududg Cabdi Xasan Cawaale (C/Qeybdiid).

Doorashada dhawaan ka dhacday Magaalada Galkacyo qeyb ay Galmudug ka maamusho ayaa lagu doortay C/Qeydiid inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee Galmudug iyadoona Madaxweyne Caalin uu doorashadaasi ku tilmaamay sharci daro, isaguna uu wali yahay Madaxweynaha Maamulka Galmudug.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,959,472 unique visits Top