MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Saraakiishii Shabaab oo baneeyay Magaaladda Kismaayo iyo xaaladda maanta
Wararka naga soo gaaraya magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ay isaga baxeen Saraakiishii Kooxda Shabaab.

Dad la rumaysan karo ayaa Goordhow inoo sheegay in saraakiishii Shabaab ay isaga baxeen magaaladda iyagoo uga baxay dhanka howdka ah.

Ka bixitaanka Saraakiisha Shabaab ee magaaladda ayaa ka danbaysay kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya ay ku dhawaadeen magaaladda.



Saraakiisha ka baxay magaaladda waxaa ku jira kuwii ugu sar sareeeyay dhanka Maamulka gaar ahaan hogaamiyaashii xili hore laga soo qabsaday magaalooyinka kale ee Jubooyinka, Bay iyo Bakool iyo Shabeelooyinka.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa magaaladda ujirsaday ilaa 50 KM iyadoona cabsi xoogan ay soo foodsaartay qaar badan oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaaladda.

Magaaladda Kismaayo ayaa ah xarunta ugu weyn ee ay Shabaab kaga sugan yihiin goboladda dalka.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,544,509 unique visits Top