MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo kulan laqaatay Ardayada Jaamacadaha Dalka.
Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya oo kulan kula leh xarunta Golaha shacabka ardayada Jaamacada ku yaalo magaalada Muqdishu.

Kulanka oo ay dibad joog ka yihiin saxaafada ayaa wararka na soo gaaraya waxa ay ku waramayaan in kulanka uu soconayo isla markaasina uu gudoomiyaha kala hadlayo xaaladooda waxbarasho iyo sidii ay qeyb uga qaadan lahaayen kor u qaadida wax barashada dalka.

Inta badan ardayda uu la kulmayo gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya Prof Jawaari ayaa ah kuwo dhigta jaamacada ku yaal magaalada Muqdishu maraya sanadihii ugu dambeysay.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,496,420 unique visits Top