KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Nin dilay Sodohdiis iyo Seediyaashiis, kadib markii ay u diideen in uu ku laabto xaaskiisii uu furay.
Gudaha magaalada Muqdisho ayaa dhowaan lagu dilay qoys ka kooban shan qofood, halka qof kalena la sheegay in uu dhaawac soo gaarey.

Arrintan ayaa la sheegay in uu geytay nin Qoyska gabar ka qabay, waxaana la sheegay in dadka geeriyoodey ay isugu jireen Sodohda gabadha dhashay, sedex caruur ah oo ninka seediyaashiis ahaa iyo hal gabar oo dumaashidii ahayd.

Ninka falkani geystay ayaa ka caroodey, kadib markii qoyska ay u diideen in uu ku laabto xaaskiisii hore oo la sheegay in sedex dalqadood uu ku furay.

Ninka ayaa guriga yimid isagoo aad u careysan, isla markaasna dhowr xabadood ooda kaga qaadey qoyska oo guriga kuwada sugnaa, marka laga reebo xaaskiisii hore oo ka maqneyd guriga.

Arrintan ayaa noqotay tan ugu hadal heynta badan magaalada.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,951,559 unique visits Top