MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
WAR DEG DEG AH:- Ciidamo ka mid ah Al-shabaab oo ka kala cararay degmada Ceel-buur iyo ciidamada Itoobiya oo kaabiga ku haaya halkaasi.
Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Ceel-buur ee gobalka Gal-gaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Xarakada Al-shabaab ay isaga kala carareen degmadaasi, waxaana la sheegayaa in degmadaasi ay ku dhaw yihiin ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ahlu-sunna Waljameeca.
Dad goob joogayaal ah ayaa waxay inoo sheegeen in ciidamada Xarakada Al-shabaab ay badankooda si lama filaan ah gaadiidkooda ay u raaceen islamarkaana ay iska faarujiyeen saldhigyadii ay halkaasi kaga sugnaayeen.
Dhanka kale tiro yar oo ka mid ah ciidanka Al-shabaab ayaa la tilmaamay inay ku hareen duuleedka degmada Ceel-buur, hase ahaatee kuwaasi waxaa la sheegayaa in hal lug xitaa aysan ku taagneen.
Saraakiil ka mid ah Ahlu-sunna Waljameeca oo aynu la xiriirnay ayaa inoo sheegay inay ka go’an tahay sidii ay ula dagaalami lahaayeen ciidamada Xarakada Al-shabaab islamarkaana ay dib ugu qabsan lahaayeen degmada Ceel-buur ee gobalka Gal-gaduud.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,520,642 unique visits Top