SHABAAB
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Qarax Qasaaro Xoogan geestay oo goordhaw ka dhacay Suuqa Bakaarah iyo Xaalada Suuqa oo hada cakiran
Waxaa Qarax Xoogan uu ka dhacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha gaar ahaan Suuqa Dahablaha ah ka aay ka dhasheen Qasaarooyin xoogan oo soo gaaray Dda rayid ah.

Qaraxa oo ahaa Nuuca Bambaanada gacanta laga tuuro ayaa lagu Weeraray askari katirsan Ciidanka Dowlada oo xiligaasi marayay Suuqa Dahablaha balse ka badbaaday Weerarkaasi bam baano.

Dad ka badan 10-Qof oo u badnaa Haween ayaa Qaraxaasi kasoo gaareen Qasaarooyin dhaawac ah iyadoona loola cararay isbitaalada kala duwan ee Magaalada Muqdisho ,walina lama soo sheegin in ay jiraan Qasaraooyin dhimasho.

Xaalada Suuqa Dahablaha ayaa mar qura waxaa ka dhashay kala carar iyo argagax iyadoona Ciidamo katirsan Dowlada oo goobta durba soo gaaray ay fureen rasaas aad u xoogan .

Waxaa hada goobta kusugan Ciidamo katirsan Dowlada kuwaa oo halkaasi baaritaano kawada iyadoona ganacdiga inta badan Suuqa Dahablaha ah la xiray dadkiina ay ka kala firxadeen.

Ma ahan markii ugu horeesay uu qarax Nuucaan ah ka dhaco Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Dahablaha dhoor bil kahor ayey aheed markii sidan oo kale Askari katirsan Ciidanka Dowlada Bam lagu weeraray ka oo dhaliyay Qasaarooyin badan oo isugu jiray Dhimasho iyo dhaawac.



Comments
Render time: 0.06 seconds 4,960,088 unique visits Top