KAALMOY U CODEE
JACEYLKA ABAALKIISA
DOOD WADAAG
MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
XOG WARAN
XIKMADII JACEYLKA
DABINKII DUMARKA 2
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Al-Shabaab iyo xoolo dhaqato ku dagaalamay gobolka Sh/hoose
Wararka naga soo gaaraya qeybo kamid ah gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaal uu halkaas ku dhexmaray Shabaab iyo dad xoolo dhaqato ah.

Dagaalkan ayaa si gaar ah kaga dhacay meel aan ka dheereyn deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dadka deegaanka ay ka biyo diideen in ay bixinta xoolo ay dalbadeen Shabaab, kadibna ay Shababa isku dayeen in si qasab ah ay udhacaan dadkas.

Hase ahaatee dadka xoolo dhaqatada ah ayaa iska difaacay weerarka kaga yimid kooxda AL-Shabaab ee mucaaradsan dowlada Soomaaliya.
Ku dhawaad 3 ruux ayaa la sheegay in ay dhinteen ilaa shan kalana dhaawacyo kala duwan uu kasoo gaaray dagalakaas Shabaab iyo shacabk ku dhexmaray Sh/Hoose.
Marar badan ayay Al-Shabaab iyo shacabka ku dagaalameen deegaanada ay gacanta ku hayaan tas oo ka dhalatay diidmo Shabaab uga timid shacabka.
Comments
Render time: 0.05 seconds 4,951,712 unique visits Top