(DAAWO VIDEO) Qudbadii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh. Axmed uu ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub
Madaxweynihii hore Sh Shariif Sh Axmed ayaa maanta wuxuu ku wareejiyay xilkii madaxtinimo ee uu dalka u haayay isagoo ku wareejiyay Madaxweynaha Cusub Xasan Sheekh Maxamuud.
Xafladii oo si heer sare ah u dhacday ayaa wuxuu Sh Shariif wareejiyay wixii dukumenti uu haayay, ciidankii qaranka, dastuurkii dhowaan la qoray & calanka jamhuuriyada Soomaaliya.