MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Wararkii Ugu Dambeeyey ee Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya
Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya waxaa kuwaramayaan in howlgalo ballaaran ay wali halkaasi ka wadaan ciidamada kenya booliska gaar ahaan kuwaasi oo dad ka badan 50 qofood oo somali ku jirto xabsiga utaxaabay.

Wariye kusugan magaalada Nairobi xaafada Somalida ku badan tahay Islii ayaa waxa uu soo sheegayaa in dad badan oo somali ah iminka xabsiga ku jiraan kuwaasi oo lala xiriirinayo qarax ka dhacay halkaasi.

Ciidamada Amaanka Dalka Kenya ayaa wali howlgalo ballaaran waxay ka wadaan Xaafado kuyaalla Islii gaar ahaan halka loo yaqaano Section 2 iyo Section 3 waxaana halkaasi kusugan ciidamo badan oo kenyan ah.

Kadib Qaraxyo xoogan oo xalay ka dhacay Xaafada islii qaasatan halka loo yaqaan Calafornia iyo Section 2 waxaana lagu soo waramayaa khasaaro inay geysteen qaraxyadaasi.

Dhalinyaro badan oo ku dhaqan Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa waxay sheegayaan in dad badan oo ku dhaqan halkaasi dhibaatooyin kala kulmayaan ciidamada kenya oo jir dil ugeysanaya.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,528,806 unique visits Top