MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
Fanaan Caan ah oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Waxaa Goordhow oo caawa ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho mid kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee kusugnaa gudaha Soomaaliya.

Alla ha unaxariistee Fanaan Axmed Heybe Caraalle ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaana kusoo booday xanuun deg deg ah.

“Aabahey waxaa uu ahaa qof caafimaad qaba hase ahaatee si deg deg ah ayaa loogu soo booday waana geeriyooday” ayuu sheegay C/risaaq Axmed Heybe oo ah Wiil uu dhalay Marxuumkan.

Waxaa uu Fanaankan kamid ahaa fanaaniintii qaranka Soomaaliya ee Waaberi, waxaana ka tacsiyeeyay qaar kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,573,171 unique visits Top