MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Qarax Qasaaro gaystay oo goordhow ka dhacay Xaafada Islii ee magaalada Nairobi
Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in qarax xoogan uu goordhow ka dhacay meel aan ka dheereyn garoonka diyaaradaha ciidamada cirka dalka Kenya.

Qaraxan oo lasoo sheegayo in loo adeegsaday Bambooyin ayaa ka dhacay meel aan ka dheereyn garoonka oo kuyaal xaafada ay Soomaalida kubadan tahay ee Islii gaar ahaan Section Three.

Wararka ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxaas uusan ogaan karin, maadaama ay goobta isku soo gadaameen ciidamada kenya.

Hase ahaatee Wargayska Kenya kasoo baxa ee Nation ayaa dad goob joogayaal ah kasoo xigtay in qasaaraha la ogyahay uu yahay dhaawaca ilaa afar ruux.

Howlgalo balaaran ayaa ka soconaya xaafada Islii gaar ahaan Section Three oo qaraxan uu goordhow oo caawa ah uu ka dhacay.



Comments
Render time: 0.03 seconds 4,530,001 unique visits Top