MUSALSAL NUURA
MAALMIHII KU DHAAFAY
ARRIMAHA BULSHADA
XAASKA AFARAAD
DOOD WADAAG
XIKMADII JACEYLKA
XOG WARAN
DABINKII DUMARKA 2
MAARIYA KALAARA
DABINKII DUMARKA
FADA QALBUHA ABYADH
SANADIHII LUMAY
XUB FIL SAXARA
FOOL KA FOOL
WARKA DAAWO
MUSALSAL CAASI
MUSALSAL ZUHEYLA
SANADIHII LUMAY
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
BANDHIGA AAMINA
FANKA IYO SUUGAANTA
AFLAAN CUSUB
SOMALI MUSIC
(DAAWO VIDEO) Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo si caro leh uga hadlay weerarkii xalay lagu qaaday xarunta madaxtooyada
Ra’iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si caro leh uga hadlay weerarkii xalay lagu qaaday madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, isagoona dhinaca kale shaaca ka qaaday in lala dagaalami doono cid walba oo dhibaato ku haysa amaanka ka jira dalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha oo mar uu ka hadlaayay kulan deg deg ah oo gudiga amaanka qaranka Soomaaliya ay maanta ka yeesheen duqeeyn culus oo habeenkii xalay Xarakada Al-shabaab ay kusoo garaaceen degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu yiri.

“Cid walba oo ka hortimaada amaanka dalka cagta ayaan marineeynaa, xalay kooxo canaasiir ah ayaa meelahaan kusoo gambaday waana aragteen shacabka sida ay u dhibaateeyeen, hase ahaatee anaga intaan ka dib ma sabri karno” Sidaasi waxaa yiri ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).




Raiisul wasaare Saacid ayaa waxa kaloo uu sheegay inay wax badan ka qaban doonaan amaanka guud ee magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda, islamarkaana ay ka hortagi doonaan cid walba oo amaanka wax u dhimaaya.


Si kastaba ha ahaatee, habeenkii xalay ayaa tiro hoobiyaal ah waxaa lagu soo weeraray meelo aan sidaas uga fogeeyn xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, waxaana madaafiicdaasi ay waxyeelo soo gaarsiiyeen qaar ka mid ah dad shacabka ah.
Comments
Render time: 0.03 seconds 4,581,162 unique visits Top